Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada midoobey oo taageertay Warkii Midowga Afrika iyo heshiiskii 17-Sep
    Somalia

    Qaramada midoobey oo taageertay Warkii Midowga Afrika iyo heshiiskii 17-Sep

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 23, 2021No Comments4 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Amaanka QM ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku muujiyay Sida qotada dheer ay uga walaacsan yihiin Heshiis La,aanta siyaasadeed ee kadhex taagan Hogaamiyayaasha Siyaasada Taasoo salka ku haysa Khilaafka Doorasho Ee Taagan.

    Xubnaha Golaha Amaanka ayaa isla soo qaaday Horumarada soomaaliya ee tobankii sano ee ugu dambeysay laga sameeyay Dhinacyada Dimuquraadiyada ,Habeynta siyaasada ,Horumarka Dhaqaalaha iyo deyn Cafinta waxa ayna kula taliyeen xukuumada Soomaaliya ,Amisom ,Midowga afrika,un ka iney doorkooda ka qaataan xalka ismari waagaan Taagan

    Warsaxaafadeedka kasoo baxay Golaha amaanka ayaa lagu dul istaagay Muhiimada Heshiiska 17 September ee DFS iyo Dowlad goboleedyada iyo safarkii uu Madaxweyne Farmaaho kutagay Koongo, Golaha amaanka ayaana midaas kutilmaamay in ay taagereyso in miiska la isugu keeno dhinacyada siyaasada isku diidan waan waana ay meeshaas katimaad.

    Golaha Amaanka ayaa muujiyay sida ay utaageersan yihiin Dadaalada ay wadaan James Swan , Midowga afrika Iyo IGAD ee ku aadan Xalka Xaaladaha Doorashada Soomaaliya

    Warsaxaafadeedka aya lagu soo gaban gabeeyay sida beesha caalamku ay ucambaareyneyso weerarada argagaxiso ee ka dhaca soomaaliya iyo gobolka waxana beesha caalamku adkeysay sida ay uxitirameyso madaxbanaanida soomaaliya , madaxbanaanida Siyaasadeed ,mida Dhuleed iyo midnimada Soomaaliya.

    Halkan ka akhriso English-ahaan??

    23 Apr
    2021
    SECURITY COUNCIL PRESS STATEMENT ON SOMALIA
    New York – The members of the Security Council expressed their deep concern about the continued political impasse and disagreement among Somalia’s political leaders on the model for elections.

    The members of the Security Council recalled the significant progress made during the past decade in Somalia, including in terms of security provision, democracy, political reforms and economic development, in particular debt relief. They commended the Somali people, the Somali authorities, the African Union, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and its troop contributing countries, the United Nations and Somalia’s other international partners for their role in this endeavour.

    The members of the Security Council emphasised that ongoing disagreement over the electoral model is not only undoing this hard-earned progress but is also diverting attention from pressing problems such as floods, drought, desert locusts, the COVID-19 pandemic, and combatting the terrorist threat of Al-Shabaab. They stressed that reaching consensus on elections would support and facilitate the continued development and progress of Somalia and its people.

    The members of the Security Council underscored that consensus would be vital for any electoral model to be successfully delivered. They noted the 17 September agreement has remained the only basis so far endorsed by the Federal Government of Somalia and all Federal Member States.

    The members of the Security Council therefore called on all parties to reject violence and resume dialogue as a matter of urgency and without precondition. They called on Somalia’s leaders to recognise and build upon the many areas of agreement already reached, to resolve their remaining differences and to put the interests of the people of Somalia first, within a Somali-owned, Somali-led electoral process, and with an agreed timetable, as soon as possible. They reiterated that, through the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and in conjunction with AMISOM, the African Union (AU), European Union, Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and international partners, they stand ready to assist.

    The members of the Security Council took note of President Farmaajo’s talks with the Democratic Republic of Congo President and Chairperson of the AU, Felix Tshisekedi in Kinshasa on 19 April. They expressed their support for and encouraged regionally-led international efforts to help bring the parties back to the table and facilitate inclusive negotiations.

    The members of the Security Council took note of the IGAD statement of 21 April and the AU Peace and Security Council communique of 22 April. They expressed their support for the Special Representative of the Secretary General, James Swan, and for AU and IGAD efforts to help resolve the current impasse.

    The members of the Security Council condemned all terrorist attacks in Somalia and the region and reaffirmed their respect for the sovereignty, political independence, territorial integrity and unity of Somalia.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    June 28, 2025

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    June 26, 2025

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    June 26, 2025
    Latest Posts

    X9G:-Safarka Madaxweyne Deni Ee Gobolka Mudug

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.