Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax iyo Rasaas,ayaa ka dhacaya Agagaarka Xeebta Liido Ee Muqdisho.
    Somalia

    Qarax iyo Rasaas,ayaa ka dhacaya Agagaarka Xeebta Liido Ee Muqdisho.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2022Updated:April 22, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax xooggan ayaa caawa ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayada oo qarax kadib la maqlay rasaas xooggan.

    Qaraxa waxaa fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa, waxa uuna ka dhacay afaafka hore ee maqaaxida, halkaas oo ay afur ku lahaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya.

    Maqaayada waxaa sidoo kale ku sugnaa taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar, balse afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa xaqiijiyey in taliyaha uu bad qabo.

    โ€œTaliyaha Booliska General Xijaar oo aan la hadlay waxa uu ii xaqiijyay inuu badqabo. Waxa uu ku sugnaa goobta ganacsi ee qaraxa iyo weerarka lagu qaaday. Xildhibaanada wey nabad qabaan,โ€ ayuu yiri Macallimuu.

    Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa werisay inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawca, balse ma sheegin tiro.

    Qaraxa waxa uu dhaawac kasoo gaaray taliyaha saldhiga degmada Cabdicasiis Liibaan Shidane.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.