Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax xoog leh Oo ka dhacay Masaajid ku yaala Bariga Nigeria
    Somalia

    Qarax xoog leh Oo ka dhacay Masaajid ku yaala Bariga Nigeria

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wararka ka imanaya dalkaasi Nigeria ayaa sheegaya in dad isa soo miidaamiyay ay ugu yaraan 4 qof ku dileen, dad bandanna ay ku dhaweceen Misaajid ku yaalla Waqooyi bari magaalada Bama ee gobolka Borno.
     
    Saraakisha gurmadka degdegga ah ayaa sheegay in laba dhalinyaro oo rag iyo dumar kala ah oo isa soomidamiyay ay masjid gudaha u galeen ka dibna ay isqarxiyeen xilli lagu guda jiray salaada subax.
     
    Dhaawacyada ayaa waxaa loo qaaday cisbitaalka guud ee magaalada Maiduguri oo toddobaatan kiloomitar u jirta magaalada Bama oo ah goobta weerarku ka dhacay.
     
    Ilaa iyo haatan ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxaasi balse mintidiinta Boko xaram ayaa deegannadaasi ka howlgala.
     
    Dowladdana waxay sheegaysa inay guulo muhiim ah ka gaartay dagaalka ka dhan ah Boko xaraam ee waqooyi bariga dalka balse weli waxay u muuqata in maleshiyaadkan ay weli awood u leyihiin inay weeraro culus qaadan.
     
    Nigeria ayaa la daalaadheceysay dhibaatoyin amni darro ah oo is xig xigay.
     
    Maalmihii lasoo dhaafay tiro dad ah ayaa lagu dilay weerar loo maleynayo inay geysteen burcadda xoolaha dhacda ee gobolka waqooyi galbeed ee Zamfara, halka gobolka bartamahana ay xisad ka dex taagantahay beeraleyda iyo xoola dhaqatada.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.