Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QM oo waqtiga u kordhiyay Howlgalka AMISOM
    Somalia

    QM oo waqtiga u kordhiyay Howlgalka AMISOM

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Goโ€™aan shalay kasoo baxay Golaha Amaanka ee QM ayaa lagu kordhiyay Waqtiga Howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya AMISOM.

    Golaha oo shalay muddo kordhinta sameeyay ayaa muddada AMISOM gaarsiiyay ilaa 31-ka Julaay ee Sanadkaan.

    Dhanka kale War Kasoo baxay Golaha Amaanka ayaa lagu sheegay in warbixinno ka hadlaya Ciidamada AMISOM Golaha la horkeeni dooni Bisha June 15-keeda, Warbixinadaasna Goโ€™aan lagu gaari doono.

    Ciidamada Amisom ayaa hadda Tiradooda lagu sheegaa 20,600 kuwaa oo ka socda dhowr Dal oo ku yaalla Qaaraddan Afrika gaar ahaan dhankeeda Bari.

    AMISOM ayaa waxaa lagu wadaa in Gabi ahanba ay dalka isaga baxdo Sanadka 2020, waxa uuna bilaawday qorsha bixinta Ciidamadaa Sanadkii hore ee 2017-kii oo Soomaaliya laga Saaray 1,000 Askari oo katirsan Ciidamadda.

    Howgalkan ayaa Soomaaliya ka bilaawday Sanadkii 2007-dii, Dadka amaanka falanqeeya ayaa ku dhaliila Howlgalka in uusan gaarin yoolkii loo keenay AMISOM.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.