Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ugu muhiimsanaa Qodobada PL iyo BC ay kawada hadleen?
    Puntland

    Maxaa ugu muhiimsanaa Qodobada PL iyo BC ay kawada hadleen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 19, 2024Updated:August 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland iyo BC,waxay ku kulmeen Nayrobi Kenya.

    Kulamada,waxaa dhanka PL hogaaminayay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni,waxaana qayb ka ahaa…

    1.Wasiirada Hawlaha Guud,Madaxtooyada iyo Deegaanka.

    2.Wakiilada Siyaasada iyo Dhaqaalaha ee Madaxtooyada.

    3.Agaasimaha Ciidamada Badda.

    4.Lataliyaha Amniga MW PL.

    5.Wakiilka PL ee Kenya.

    Kulamada oo kala gaar gaar ahaa,waxay ukala dhaceen…

    Kulanka koowaad,wuxuu dhexmaray Diblomaasiyiin Maraykan ah oo uu hogaaminayo Safiirka Maraykanka,waxa uuna ahaa mid muhiimad gaar ah lahaa oo looga xaajooday…..

    B.La dagaallanka argagixisada.
    T.Dhismaha hay’adaha amniga.
    J.Mashaariicda horumarineed iyo maalgashiga.

    Sidoo kale PL,waxay la kulantay Safiirada Wadamada kala ah……

    B.Germany.
    T. Denmark.
    J.Sweden.

    Kulamadaas,ayaa looga hadlay….

    B. Mashaariicda horumarineed.
    T. Dimuqraadiyadda.
    J.Xaalka Guud ee Somaliya.

    Kulamadan,waxay PL u leeyihiin macno Siyaasadeed iyo maqaam Diblomaasiyadeed,waxayna kusoo aadeen xilli ku haboonaa.

    20-Sano kadib Somaliya maleh Dowlad masuul ah oo lagu halayn karo danaha Shacabka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.