Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qormo:-PL haku mashquusho Dowlad dhiskeeda iyo horumarkeeda
    Puntland

    Qormo:-PL haku mashquusho Dowlad dhiskeeda iyo horumarkeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL Jaamacadaheeda iyo horumarkeeda,ayay ku mashquulsan tahay oo waa ka gudubtay wakhti ku lumintii Somali weyn Qaran ah.

    Badalka Dowlad dhis Somaliyed,waxaan gelinaynaa Dowlad dhis PL oo yoolkeedu yahay isku filnaansho dhan walba ah.

    Ku milanka Koonfur,waxay nagu ahayd,waxaanan ka fiirsan oo qiiro Somalinimo na gelisay,waxayna ahayd khalad weyn oo aan galay dib in aan ugu aqoonsano Caasimad Xamar oo aan weliba horkacno Dowladnimo lagu cesho.

    Maanta meel fiican ayay noo maraysaa,waxaana haysanaa Maamul noo dhismay iyo fursado waa weyn.

    Shaqada ugu horaysa,waa in aan kala miirno PL iyo Koonfur oo aanan Qayb ka noqon DG-yada Magaca ah iyo Maamulka Villa Somaliya ee aan macnaha lahayn.

    Somaliya,waa Sadex Qaybood oo kala ah……

    1.SL.
    2.PL.
    3.K&B.

    Sadexdaas,waxay kala wataan Sadex Calan iyo Sadex Dastuur in ay dib umidoobaan,waxay ubaahan tahay……

    B.Nidaamka lawada qaadanayo.
    T.Dastuur.
    J.Caasimad.

    Halkaas ayay noo joogaysaa,balse Qof Shaqo gaaban,waa uraadsan karaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.