Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qormo:-Reer Mudug iyo Taageerada Maamulka Siciid Deni
    Puntland

    Qormo:-Reer Mudug iyo Taageerada Maamulka Siciid Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 27, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Cadde Muuse rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

    Wuxuu ahaa mid ka mid ah hogaamiyayaashii qiimaha badnaa ee PL ay lahayd.

    Siduu PL uhogaanshay,isla markaana door weyn uga qaatay Dowlad dhiska Somaliya oo ubari taaray Dowladii KMG ahayd ee MW Cabdullaahi Yuusuf hogaaminayay,waxay gashay taariikhda.

    Marka laga soo tago in Shaqo Qaran lawada qabanayay hadana Cabdullaahi,waxa uu kasoo jeeday Mudug,halka Cade kasoo jeeday Bari.

    Maanta,waxaa booskii fadhiya Siciid Deni oo kasoo jeeda Bari,waxaana loo baahan yahay reer Mudug in aysan cidna wax ula simin oo ay Naf iyo Maalba dul dhigaan.

    Daba dhilifnimo mahan oo ha dhibsanina Erayada khaldan ee laydinku dacaayadeeyo ee ah. ( Deni,ayay U Niikiyaan Reer Mudug).

    Nin la Qiyam ah oo hankiisa oo kale leh oo wax diidi kara,waxna raba kuma jiro kuwa Siyaasada noogu jira Maanta.

    Halkii Cade,ayaan taaganahay oo waxaan leenahay (Waxaan unahay Daba dhilif ka daba sabciya,sababtoo ah,waa hogaamiye macno leh).

    Deni si degan,ayuu wax ku wadaa ilaa iyo hada oo talaabooyinkii loo baahnaa mid mid,ayuu ufulinayaa.

    Talo qaadasho,ka fiirsasho,deganaan iyo Shaqo daacadnima ah,ayaa ka muuqata MW Deni.

    Kursiga,isagaa ku fadhiya in uu guulaystana,waxay ka dhigan tahay in aan wada guulaysanay.

    Deni ka macno badan 70-ka Nin ee Xamar ka raadinaya Shaqada gaaban ee yaan lala simin.

    WQ/JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.