Dowladaha Imaaraadka Maraykanka,Kenya,Itoobiya iyo UK,ayaa garab istaag weyn umuujiyay Ciidamada Difaaca PL ee ku hawlgalka la dagaalanka argagaxisada.
Gurmad dhinacyo badan leh ayay ku garab istaageen Ciidamada oo iskugu jira…..
1.Xogta.
2.Garaacista.
3.Saadka.
Waxaa ugu danbeeyay Raashin iyo Saad kale oo ay Hawada uga daadiyeen Ciidamada ku baacsanaya firxadka argagixisada Baallade.
Tani,waxay muujinaysaa in caalamku la jaanqaaday PL oo aqbalay dagaalka ay kula jirto argagixisada.
Ciidamadan Wadamada Shisheeye ee kaabaya kuwa PL,waxay fariisin ku leeyihiin Garoonka Diyaaradaha Bosaso.


