Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowlada Fadaraalka Soomaliya,ayaa Maanta waxaa ka soo hor muuqday Rag lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab islamarkaana sahmin jiray qaraxyada Maqaaxiyaha Magaalada Muqdisho laga gaysto.hoos ka daawo muuqaalka.
HALKAN HOOSE KA DAAWO