Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ra’iisul Wasaare Rooble oo wada-hadalo la bilaabay xubno kamid ah Midowga Musharixiinta
    Puntland

    Ra’iisul Wasaare Rooble oo wada-hadalo la bilaabay xubno kamid ah Midowga Musharixiinta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 9, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay in uu kulamo la qaato qaar kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta, kuwaas oo aad u dhaliilsan siyaasadda Villa Soomaaliya.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa xalay xafiiskiisa ku qaabilay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta, iyaga oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka iyo xaalada siyaasadeed ee dalka.

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa bartiisa Facebook ku shaaciyay in Ra’iisul Wasaaraha ay iska wareysteen arrimaha doorashooyinka iyo guud ahaan xaaladdaha siyaasadeed ee dalka.

    Kulankaan xalay dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa kusoo aadaya xilli khilaaf Cusub oo salka ku haayo awoodahabdalka uu soo kala dhexgalay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.