Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb galka xafladda caleemosaarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta dhaceysa.