Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala wareegay Raโiisul Wasaarihii Hore ee dalka Maxamed Xuseyn Rooble.








