Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka DFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo.