Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Rooble oo ay mar kale doorkiisa diciifka ah muuqatay!!
    Somalia

    Rooble oo ay mar kale doorkiisa diciifka ah muuqatay!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Rooble oo ay mar kale doorkiisa diciifka ah muuqatay!!

    Rooble ayaa maanta shir la qaatay wakiillada iyo safiirrada dalalka caalamka u jooga Somaaliya, kaas oo looga hadlayey dar-dar gelinta hir-gelinta hanaanka doorashooyinka dalka.

    Rooble ayaa u sheegay beesha caalamka in xukuumadiisa ay ka go’antahay qabashada doorasho si nabdoon dalka uga dhacda, islamarkaana uu diyaar u yahay inuu la fariisto cid kasta oo cabasho ka qabta habka ay u dhaceyso doorashadu.

    Hadalka Rooble,ayaa aad uniyad jabiyay beesha caalamka waxayna u arkeen qof xaqiiqda ka fog oo aan doorkiisa qaadanayn jeebkana ugu jira Fahad Yaasiin.

    The international community consisting 25 high level ambasadors and senior officials have held virtual meeting with the PM, his Deputy, the Foreign Minister, the Constitution minister and Minister of Justice among others. This online meeting took place today Sunday Dec 27th 2020 and was dominated by the current electoral impasse. The message from IC was clear and urged the FGS to find ways of iring out the difference and to find a solution to the challenges engulfing the country. The IC in their part mainly pushed the government to stop the electoral process and hold a meeting with FMS leadership

    Somali government rejected the call and dismissed their concern claiming that they see no major challenges to their plan of conducting the election per their announced timetable. They told to IC and partners that they have the clout and the ability of managing the electoral process as planned without any major blocks. The deputy pm emphasized how his government is able to out smart and force the opposition to give in at last. The government said that they will hold the election in GM, SW, HS and Mogadishu.

    Althought the IC warned the consequnce that this may lead to the country, the position of the PM and his DPM is seen to be all out of war without any consideration of what Somalia may face in the near future

    Farmajo and his team are adroit at looking the otherway and deprecating everything else as nothing

    The IC have left the meeting disappointed and urged Somalia’s leadership to think twice before its too late

    The PM has ensured that the election will go smooth in the three FMS and the other two will join at a later date

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    June 26, 2025

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    June 26, 2025

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    June 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.