Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xildhibanada Soomaaliyeed ee ku jira Baarlamaanka Kenya oo ay kawada hadleen xiriirka labada waddan iyo danaha dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dalka Kenya.