Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Mohamed Xuseyn Rooble,ayaa hoygiisa Gaalkacyo salaan sharafeed ugu tagay Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ay ka wada hadleen kaalinta dhaqanka ee nabadeynta iyo isku haynta bulshada.