Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo gantaallo ku garaacaya Warshadda Birta Ee Ukrain
    Somalia

    Ruushka oo gantaallo ku garaacaya Warshadda Birta Ee Ukrain

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 3, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Difaacayaasha Ukraine ee warshadda birta Azovstal ee Mariupol ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isticmaalayaan diyaarado, taangiyo iyo gantaalaha maraakiibta dagaalka si ay u garaacaan goobta warshadaha ee fidsan.

    Qaramada Midoobay iyo Laanqayrta Cas ayaa rajaynaya inay kormeeraan daadgureynta koox kale oo rayid ah oo la filayo inay maanta dhacdo. Isniintii, waxaa sidoo kale jiray gantaal lagu weeraray dekedda koonfureed ee Odesa.

    Dhanka kale Boris Johnson ayaa ku sifeeyay iska caabinta Ukraine ee duullaanka Ruushka inay tahay “saacaddii ugu wanaagsanayd” ee waddankaasi marka uu khudbadda ka jeedinayo baarlamaanka dalkiisa.

    Isagoo Talaadada maanta ah si toos ah ula hadli doona mudanayaasha, wuxuu sidoo kale soo bandhigi doonaa faahfaahinta saddex-da milyan ee pound ee taageerada milatari ee dheeraadka ah.

    Aqalka looga arrimiyo UK ee Downing Street ayaa waxa uu tibaaxay in kaalmadaasi milatari ay ku jiri doonaan qalabka dagaalka ee elegtarooniga ah, nidaamka radaarka ee ka-hortagga baytariyada, qalabka GPS-ka iyo aaladaha loogu tala galay in wax lagu arko habeenkii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.