Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»RW Abiy oo casuumad rasmi ah usoo diray MW Deni
    Puntland

    RW Abiy oo casuumad rasmi ah usoo diray MW Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya markii Labaad ayay casuumad usoo dirtay Madaxweyne Deni Todobaad gudihiis.

    Nayrobi,isaga oo ku sugan ayay casumeen,waase ka cudur daartay.

    Markale ayay casumeen,wayna ubadan tahay in uu aqbalo oo tago Adis.

    Casuumada,waxay ka timid Xaafiiska RW Abiy.

    Inkastoo ay jirto xaalad Qaran hadana Itoobiya,waa umuhiim PL oo majirto Dowlad Qaran oo Somaliyed.

    Mida kale PL way qaadan kartaa door Qaran oo ay Somaliya ku matasho khilaafka taagan ee Itoobiya iyo Somaliya.

    MW Deni in uu tago Adis oo la kulmo Abiy,isagoo Somaliya wakiil ka ah waa loo baahan yahay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.