Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan
    Puntland

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxay idinla wadaagaysaa in saadaasha toddobaadkan ay muujinayso in roobabkii Gu’ga ay ka bilaaban doonaan dhammaan gobollada Puntland.

    Waxaa suurtagal ah in roobab wata fatahaado ay ka da’aan qaybo kamid ah deegaanada Puntland, sida ku cad khariidadda jaantuska ee hoose.

    Waxaa lagu wargelinayaa bulshooyinka ku dhaqan gobollada Bari, Karkaar, Sool, Sanaag, Nugaal, iyo degsiimooyinka ku teedsan xuduudda Itoobiya ee gobolka Mudug inay muujiyaan taxaddar dheeri ah, kana feejignaadaan meelaha biyo-mareennada ah.

    📅 28–30 Maarso & 1–8 Abriil 2026

    -DHAMMAAD-

    Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
    Email: Media@moerccpl.so
    Twitter: x.com/PLMOERCC
    LinkedIn: linkedIn.com/PLMOERCC
    Website: moerccpl.so
    Instagram: instagram.com/Plmoercc

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.