Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Santuukh Horumarineed Oo lagu taageerayo Sanaag oo la yagleelay
    Puntland

    Santuukh Horumarineed Oo lagu taageerayo Sanaag oo la yagleelay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanduuq lagu taageerayo horumarinta Degmada Dhahar….

    1. Xildhibaannada Golaha Wakiillada: $6,600

    2. Golaha Wasiirada: $5,700

    3. Ciidanka Booliska: $3,000

    4.Gudoomiyaha Baarlamaanka $10.000

    Mashruucan horumarineed wuxuu xoogga saarayaa dhowr Qodob oo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin….

    1Dhisidda iyo hagaajinta Waddooyinka iyo Adeegyada kale ee Bulshada.

    2. Hirgelinta qorshayaal lagu furayo Wadooyin cusub oo isku xira Degmada iyo Deegaannada kale ee Gobolka.

    3. Isku tashi bulsho oo lagu hirgelinayo horumar waara.

    4.Hubinta in deeqaha iyo qaaraanka bulshada loo maareeyo si hufan oo daahfuran.

    5.Isticmaalka kheyraadka dabiiciga ah iyo kobcinta dhaqaalaha Deegaanka.

    6.Kor u qaadidda isku xirka bulshada, nabadgalyada, iyo wada shaqeynta bulshada.

    Sanaag,waa laga hawlgalay,waana laga daba tagay war xumahay tashiilkii iska horkeenayay Bulshada iyo Dowlada PL.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Wasiir Hodan

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An8W_YpsrdB6BDNZ4gYO_lKUaOqnOMbL7UKL1kZX8-9_rR8Zh-xasGDjDEDycedkj9VSUaTRDPJ4RtWDXbwshyw.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.