Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Saraakiil ka tirsan Ciidamada difaaca PL oo Miino la qaraxday
    Puntland

    Saraakiil ka tirsan Ciidamada difaaca PL oo Miino la qaraxday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Talyihii Ururka Gadaale oo Miino kula kacday Toga-jeceel.

    Laba Askari oo kale,ayaa la dhintay Sarkaalka rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo m,waa Shihiidiin.

    Waxaa kaloo ku dhaawacmay Sadex Askari,rabi ha uboogadhayo.

    Gaarigii Anbalaaska ahaa ee Gacnofale ayay wateen marka Miinadu kula kacday Aaga Curaar.

    Weli,waxaa jira khatarta Miinada ay horay u aastay argagixisada ee ku jirta Deegaamadii laga sifeeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.S–Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.