Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sarkaal muhiim ah oo laga qabtay kooxda Argagixisada Daacish
    Puntland

    Sarkaal muhiim ah oo laga qabtay kooxda Argagixisada Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninka la qabtay,waa Turki wata Waraaqo Magaciisu ku cad yihiin.

    Ciidamada PL ma shaacin Magaciisa,sababo baaris iyo xog dhamaysasho awgeed ah.

    Saacadaha soo socda,ayaa laga soo dajinayaa Bosaso.

    Ninkan,waa Sarkaal sare oo gaaray Lataliye iyo Tababare kooxda dhexdeeda ah.

    Xogo muhiim ah,ayuu bixiyay oo wax weyn ka taraya hawlgalka iyo xogta kooxda.

    Hawlgalkii Daacish in uu gabagabo marayo,ayay umuuqata marka laga tusaalo qaato xogaha hordhaca ah ee laga helay Ninkan.

    “Tiro aad uyar oo silic kunool baa ka haray,waxaana Maatadii Afduub ahaan nooga haysta ina Faahiye oo Niman Beeshiisa ah uu uxil saaray si uu noogu khasbo in aan sii mintidno”Ayuu yiri Ninkan la qabtay.

    Halka Ina Faahiye ku haysto Maatada Ajaanibta argagixisada ku jirta,waxaa lagu Magacaabaa (Ceel Gobaad).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.