Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Shaqada Janbigii labaad ee Dekada Garacad ay yeelanayso,ayaa meel wanaagsan maraysa. Sidoo kale,waxaa socota buuxinta Badda ee Qaybta Maraakiibta Kunteenarada qaada. Garacad waa Deked Shacabka caadiga ah ay maalgashteen.