Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sawiro:-26-Sano kadib dhismihii PL oo badalay muuqaalka Garowe
    Puntland

    Sawiro:-26-Sano kadib dhismihii PL oo badalay muuqaalka Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhulkii la oran jiray gaari waa,waxaan ubadalnay mid Visa loo qaadan doono oo ku noolaanshihiisa lagu tartami doono.

    26-Sano ka hor,waxay ahayd Tuulo yar oo kooban Garowe.

    26-Sano kadib dhismihii Maamulka Puntland,waxay noqotay Caasimada Siyaasada Sadex meelood oo meel Somaliya,waxayna yeelatay muuqaalkan.

    Puntland dhismaheeda,waa sababta ay noogu leedahay qiimaha weyn.

    Sidoo kale nidaamka Fadaraalka ah,waa waxa uusan gorgortan nooga jirin oo Somaliya Fadaraal ah hadaan la helayn aan taaganahay Somali la’aan baan dooranay.

    Shacabka reer Puntland,waa awood aan la dhayalsan karin.

    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default
    default

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.