Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»SAWIRO IYO FAAHFAAHIN : HAWLGALKA HILLAAC EE CAL-MISKAAD .
    Puntland

    SAWIRO IYO FAAHFAAHIN : HAWLGALKA HILLAAC EE CAL-MISKAAD .

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ee Puntland ayaa burburiyey oo gubay ugu yaraan 5-talis oo ay laheyd Argagixisada Daacish, hawlgalka ayaa ka dhacay Toga Il-cameyro ee buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Ciidanka ayaa gudaha u galay toga, waxayna gubeen 5-ta talis oo ay dhexyaalleen Saad iyo agab kale oo ay naflacaarigii ka carareen Argagixisadu markay arkeen Ciidanka kusoo ruqaansaday.

    Sidoo kale Ciidanka Ciribtirka Argagixisada ayaa soo riday oo hawada ku gubay, Diyaarado aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka oo ay isku dayday Argagixisadu in ay isticmaalaan. Isku daygaasi Ciidanku fashaliyey waxaa uu rajo tiray Argagixisada oo hada usii cararaya xaga buurta iL iyo Cameyro, si ay godadka buurta ugalaan.

    Jiho kasta buuralayda Cal-miskaad waa ka joogaaan Ciidanka Dowladda Puntland ee geesiyaasha ah, waxaana ka go’an dhakhso in ay usoo afjaraan Argagixisada Daacish ee halkaasi ku dhuumalaysanaysa oo hadda ku jirta rafashadii ugu danbeysay.

    https://t.me/HawlgalkaCiribtirkaArgagixisadPL

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA HAWLGALKA CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA EE PUNTLAND –

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.