Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»(Sawiro) Madaxweynaha Jubbaland:” Waa In La Xisaabtan Laga Sameeyo Sababta Shabaab Looga Saari Waayay Dhulka Ay Joogaan”
    Somalia

    (Sawiro) Madaxweynaha Jubbaland:” Waa In La Xisaabtan Laga Sameeyo Sababta Shabaab Looga Saari Waayay Dhulka Ay Joogaan”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 5, 2017Updated:December 5, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay Shirka Amniga Soomaaliya oo ay ka qayb galayaan Dowladaha tageera Soomaaliya ayaa sheegay in loo bahan yahay dabagal dhab ah iyo islaXisaabtan la xiriira sababaha Al-Shabaab looga saari layahay deeganada ay wali joogan iyadoo boqolaal milyan lagu bixiyo hawlgalka AMISOM taas badalkeedana aanay si joogta ah mushaarka u helin Ciidamada Soomaaliya.

    Madaxweynahu wuxuu sheegay in beesha Caalamka looga baahan yahay in AMISOM ay kula xisaabtamaan dhaqaalaha faraha badan ee ay ku bixiyaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab sidoo kalana Dowlada Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedyada looga bahan yahay in ay ku Xisaabtamaan in Ajinabi uuna Soomaaliya waligii joogaynin ee ay dhisaan Ciidamada Qaranka.

    Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu sheegay in Ciidamada Soomaaliya oo kumanaaan ah aysan haysanin tasiilaadkii ku filaa iyo tababar toona lakiin marka iyaga iyo AMISOM la isku geeyo ay ka badan yihiin kana awood weyn yihiin Al-Shabaab .

    Shirarka ayuu Madaxweynahu sheegay in la joogo wakhtigii ficil loo badali lahaa isla markana suโ€™aalo la iska weydiin lahaa halka ay wax ka khaldan yihiin iyadoo horay loo sii soconayo.
    Ki
    Madaxweynahu wuxuu ku baaqay in hawlgalada wakhtigan la dardar galiyo oo laga shaqeeyo sidii wakhtiga kooban ee AMISOM u garay uu u noqon lahaa mid laga faaโ€™iidaysto isla markana la dardar galiyo dhismaha Ciidamada Soomaaliya.

    www.idilnews.com.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.