Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xulka Kubada Cagta Jubaland oo hada haya Horyaalka,ayaa ku jira diyaar garow sare. M-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan,ayaa maanta soo booqday Xulka si uu udhiirigaliyo.