Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Shirkadaha daabacadaha magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa maalintii labaad xiran, waxaana ay sheegeen iney ka cabanayaan canshuur ay ku soo rogtay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland.