Garowe: June 10, 2025: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo ixtiraamaysa Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo Dhismaha Goleyaasha Deegaanka LR.7. Qodobkiisa 44-aad, Farqaddiisa 2-aad.
Iyada oo la xeerinayo duruufaha jiray ee keenay in ay baaqdaan kalfadhiyadii hore, waxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL soo saartay jadwalka kalfadhiyada Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Puntland.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.
Website: moifad.pl.so
Facebook: https://www.facebook.com/Moifad.
Twitter https: https://x.com/MOIFAD.
Tiktok: https://www.tiktok.com/@moifad1.
Instagram:https://www.instagram.com/moifad_dpl..