Agaasimaha Qorsheynta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Maxamed Cabdicasiis Qaalib ayaa saxiixay Liiska Ardayda ku guulaystay Deeqaha Waxbarashada 2024-2025.

Munaasabadda waxaa goob-joog ku ahaa Agaasimaha Tacliinta Sare Mudane Cabdirisaaq Maxamed Faarax, Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Mahad Colaad Maxamed, khubaro iyo howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda.

Lifaaq: sawirro+ Liiska.
