Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shacabka Bosaso oo ka hor yimid xaalad abuurka Bosaso
    Puntland

    Shacabka Bosaso oo ka hor yimid xaalad abuurka Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dareenka Dadku marka uu kaa hor yimaado,waad jabaysaa sidii ku dhacday hogaamiyayaal caalamka ah oo awood badnaa.

    Haatan dareenka Shacabka PL 90%,waxa uu raacay Maamulka Deni waxa uuna ka hor yimid Ilmo Diyaano.

    Bulshada PL,ayaa ku diiday….

    1.Garoonka hala xiro.

    2.Magaalada halaga qaxo.

    Si ka duwan sidaas ayay udhaqmi kareen oo Deni ugu soo istaagi karay Kuna furmi lahaa wadahadal.

    Waa la dareemi karaa culyska haysta Ilmo Diyaano ee ah in Qandaraasyadii istaageen iyo wada Shaqayntii caalamka,isla markaana Ciidankii PSF burburay Dayn fara badana lagu yeeshay.

    Xalku,waa in ay waaqiciga aqbalaan oo isbadbaadshaan,isla markaana Maamulka Deni waxgaradku la hadlaan.

    Balse Laba Dowladood PL in ay ka jirto Qof taageerayaa majiro.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Bulshada

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An_yqQNrYQb9a3fu8xZFQgOfGYTFPef4uEIElQjz64LuFj0AAThyifelBsX3rZxriO0Qo2kEtOMgaasT_5LOdso.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.