Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link WAR DEG DEGA. Afhayen u hadlay Qaramada midoobay ayaa xaqiijiyay in sagaal qof oo kamida shaqaallaha QM lagu xidhay Addiss-Ababa.Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xili xiisad culus ka dhex alloosan tahay Itoobiya iyo beesha caalamka.