Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shaqaaqadii Degmada Xarfo oo la xakameeyay
    Puntland

    Shaqaaqadii Degmada Xarfo oo la xakameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland si wacan ayay wax uga qabatay oo uga hawlgashay Shaqaaqadii Xarfo.

    1.Waxay Gacanta ku dhigtay Xasiloonidii.
    2.Waxay qabatay kulan Waxgaradka ah.
    3.Waxay soo saartay Qodobo laysku raacay.

    Shaqaaqada Xarfo salkeedu,waa Deegaamaynta,taasoo W.A.G ay mamnuucday Magaalayn cusub.

    Khalad,waa dhacaa,waxaase muhiim ah wax ka qabadka,waana la muujiyay waxqabad muuqda.

    Dadka reer Puntland,waa Dad is jecel,is ixtiraama oo leh Dhaqan iyo Maamul macno leh oo wax kala yiraahada mar marka wax dhex maraan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOTB_yqdEUCbM928QN0JQ3-s6v-Jvi9ArQmezruuX3uDIQGKYTckomGZUSm21eLRWLoFmwYx8btMRV1pLcIHN2E.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.