Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shiine oo yareeyay daymaha uu siiyo Qaarada Afrika.
    Somalia

    Shiine oo yareeyay daymaha uu siiyo Qaarada Afrika.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shiine hoos,ayuu udhigay daymihii uu siin jiray Qaarada Afrika.

    Waxay gaartay $29- Bilyan,waxaana lagu soo celiyay $2.1 Bilyan.

    Dhibku,wuxuu ka yimid Afrika oo iska bixin wayday daymaha,taasoo keentay khasaare dib ugu soo laabtay dhaqaalaha Shiinaha.

    Afrika waa suuq dihin oo ay ku nool yihiin 1.5 Bilyan oo Qof,kuwaasoo aan lahayn wax soo saar ay baahiyahooda ku kaafiyaan.

    Wax soosaar la’aanta Afrika,ayaa soo jiidatay Shiinaha,wuxuuna ku talagalay in uu maalgashto.

    Ganacsiga ka dhaxeeya Shiinaha iyo Afrika iskuma dheeli tirna oo waxaa badan Shiinaha…

    Shiine,waxay udirtaa Afrika ganacsi dhan $236-Bilyan.

    Afrika,waxay Shiinaha udhoofisa $123-Bilyan.

    Shiine,waxaa dhaqaalihiisa culays ku ah xilligan Canshuurta dheeriga ah ee Maraykanku kusoo rogay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.