Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shir looga hadlayo ka hortagga Fikirka Argagixisada oo Magaalada Muqdisho ka furmay
    Somalia

    Shir looga hadlayo ka hortagga Fikirka Argagixisada oo Magaalada Muqdisho ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 7, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Shir looga hadlayo ka hortagga Fikirada waxa loogu yeero Argagixisada oo ay ka qeyb galeen Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiillo ka socda Beesha Caalamka ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Soomaaliya.
    ย 
    Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo Shirka Qudbad ka jeediyay ayaa sheegay in Shirkaan uu daba socdo Shirkii ka dhacay Magaalada London islamarkaana ujeedkiisa uu yahay in laga hortago Falalka Kooxaha Argagixisada ay ka geystaan Gudaha Wadanka Soomaaliya,kuwaas oo Ragaadiyay Ammaanka Dalka Soomaaliya.
    ย 
    Sidoo kale Dhinacyadii ka qeyb galay Shirka ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo Tab ama Qaab Cusub oo lagula dagaalamo Fikirka waxa loogu yeero Argagixisada oo Soomaaliya ay hadda la daalo dhaceyso.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.