Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Mulkiilayaasha Dekeda Garacad oo Magaalada Gaalkacyo ka furmay
    Puntland

    Shirka Mulkiilayaasha Dekeda Garacad oo Magaalada Gaalkacyo ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir weynaha Sannad laha ah ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan,ayaa maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,isagoo soconaya Muddo Shan Cisho ah.

    Qodobada Shirkan horyaala,ayaa,waxaa ka mid ah…..

    1.Dib udoorashada Gudiga hogaaminaya Dekeda.

    2.Qorshaha dhamaystirka Dekeda iyo Wadada Garacad-Gaalkacyo.

    3.Heshiiska Dekeda Saami looga iibinayo SShirkadaAbu-dhabi Port.

    Maalmaha soo socda,ayaa la ogaan doonaa waxa kasoo baxa Shirka Hantiilayaasha Dekeda.

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.