Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirkada Dekeda Garacad oo iska diiday heshiiskii Shirkada Imaaraatiga
    Puntland

    Shirkada Dekeda Garacad oo iska diiday heshiiskii Shirkada Imaaraatiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudiga Maamula Shirkada Gacanta ku haysa Dekeda Garacad,ayaa diiday in ay saxiixaan heshiis Dekeda Saami looga iibin lahaa Shirkad Imaaraatiya.

    Diidmadoodu,waxay ku salaysan tahay kadib markii Shirkada Imaaraatiga ah ay miiska la timid in aysan dhisayn Wadada ee ay kaliya Dekeda Saami ka rabaan.

    Wadada dhismaheeda,waxay Shirkada Imaaraatiga ah la Shir timid in Dowlada imaaraadka ay ka raadinayaan,balse Gudiga,ayaa ku adkaystay in aysan saxiixayn heshiis aysan Wadada ku jirin oo waliba aysan ku cadayn in waxa ugu horeeya ee la qabanayo ay tahay.

    Sida la filayo way ku khasban tahay Shirkada Imaaraatiga ah in ay Dhismaha Wadada heshiiska ku cadayso,sababtoo ah,waxay aad udanaynaysaa Dekeda oo waxay og tahay haday ka baxdo heshiiska in Turkiga iyo Qatar mar horaba miiska soo saareen heshiis Saami iibsasho ah.

    Gudigu ma danaysan oo ma eegin Lacagta xuquuqul Qalinka ah ee ay heli lahaayeen,waana midaas mida karaamada mudan.

    Hadii layskaba daayo in Dekeda Saami laga iibiyo Shirkad Shisheeye,waxay Dekedu ku dhisan kartaa Wadada Laba Sano gudahood.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.