Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Raβiisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir ku leh magaalada Muqdisho, kaas oo qeyb ka ah wada xaajoodyadooda ku saabsan dhammeystirka, hufnaanta iyo amniga doorashooyinka dalka.