Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii golaha Wasiirada Jubaland oo looga dooday qodobo muhiim ah
    Somalia

    Shirkii golaha Wasiirada Jubaland oo looga dooday qodobo muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada Jubbaland.  Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay xaaladahii u danbeeyay ee dalka gaar ahaan Jubbaland iyadoo wasaarada Amnigana laga dhagaystay xaaladaha amniga.

    Wasaarada Arimaha gudaha ayaa ka warbixisay qaybinta xeerka lagu dhisayo gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbalana xeerkan ayaa dhawaan la guda gali doona akhrintiisa koobad iyadoo kadibna uu golahu ansixin doono.

    Dhinaca kale Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka warbixisay u diyaar garoowga tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada dalka iyo sida loo diyaarinayo xulka Jubbaland ee tartankaas ka qaybgalaya.

    Waxaa kale oo wasaaradu ay sharaxaad ka bixisay hanaanka lagu dhisayo ururada dhalinyarada ee guud ahaan deegaanka oo wasaarada ay dardar galin doonto sidii qaab habsame leh ay ugu qabsoomi lahayeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    August 27, 2025

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    August 27, 2025

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    August 27, 2025
    Latest Posts

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.