Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Goldogob waxaa ka furmay wajigii labaad ee shirka nabadaynta beelaha Gobolka oo horay kiisii koobaad uga dhacay Bandiiradley. Mudug waxay isla fahmeen bulshada kuwada nool in ay Nabad kuwada daaqaan. Jibril Qoobey.