Raโiisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble ayaa kulan la leh Ganacsatada Somaliyed, kaas oo looga hadlayo sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii weynaa ee baabiโiyay suuqa weyn ee Hargeysa.

Kulanja Raโiisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble uu la yeeshay ganaacsatada Somaliyed,ayaa Looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii Dabkii weynaa ee baabiโiyay suuqa weyn ee Hargeysa.

Kulanka,ayaa looga dhawaaqay lacag gaareysa 3-Milyan oo Dollar taas oo 1-Milyan oo ka mid ah ay bixineyso XFS halka 2 -Milyan oo Dollar ay bixinayaan Ganacsatada Somaliyed.

