Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaan si rasmi ah u furmay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka (Somali Partnership forum) oo looga hadli doono arrimo muhiim ah ku saabsan doorashooyinka, amniga,dhaqaalaha, saameynta dhaqaale ee COVID-19 iyo qodobbo kale oo muhiim ah.