Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirkii Xasan Shiikh Ee astaysnaa Maanta oo fashilmay
    Puntland

    Shirkii Xasan Shiikh Ee astaysnaa Maanta oo fashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta,waxaa ka fashilmay Shirkii uqorshaystay uu ku canjilayay kii saxda ahaa ee ay ahayd in layskugu yimaado oo talo Qaran oo loo midaysan yahay ay kasoo baxdo.

    Xasan,waxaa Shirka ka hor istaagay Beesha Caalamka oo Laba Maalmood ka hor uqortay Warqad adag oo laga qariyay Saxaafada.

    Warqadaas,ayaa loogu sheegay in uu wax dhagaysto oo baajiyo Shirka,hadii kale talaabooyin ka dhan ah la qaadayo.

    Baaqasahada Shirkan,waxay si fudud umuujinaysaa Warqadii BC udiray Xasan in aysan wax saamayn ah ku yeelan Diblomaasiyiinta shisheeye oo toos loo faragliyay xataa isagoo ka cawday faragalinta.

    Sidoo kale baaqashada Shirkan,waxay muujinaysaa in maaraynta Siyaasada lala yeeshay Xasan oo mudo xileedkiisii ay ka harsan tahay Sanad.

    Laba Wado,ayaa ufuran Xasan oo kala ah…

    1. In uu isdhiibo oo aqbalo in looga adkaaday loolanka Siyaasadeed.
    2. In uu isa sii maqiiqo oo Baarlamaanka hor geeyo Cutubyada uga harsan ku falaadida Dastuurka,Gudiga Xuquuqul Insaanka iyo Maxkamada Dastuuriga ah.

    Reer PL ahaan sida Xasan wax kuwado,waa noo dan oo waxaa saxaynaa khaladaad aan horay usamaynay anagoo utanaasulayna Dowladnimo Somaliyed helitaankeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.