Garoowe: 16 June 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Siciid Cabdullahi Deni,ayaa maanta furay shirweynaha 1-aad ee Bangiyada iyo maaliyadda Puntland, Kaasi oo labada maalmood uu soconayo looga hadli doono horumarinta Bangiyada iyo Maaliyadda Puntland.

