Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Suldaan Siciid iyo Gudiga Shirkii Ceelbuh oo Deni kula kulmay….
    Puntland

    Suldaan Siciid iyo Gudiga Shirkii Ceelbuh oo Deni kula kulmay….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso : 08 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Calishire, oo ay weheliyaan Guddigii Shirkii Ceelbuh ee Gobolka Sanaag.

    Waa muhiim in xaalka Sanaag lagu xaliyo wada xaajood oo aan Colaad laga gelin si walba oo xaaladu tahay.

    Madaxweynaha iyo Suldaan Cabdisalaan wadaxaajood fiican bay ka yeesheen arinkan.

    SL-ta Cirro hogaaminayo xal ayay ka rabtaa Sanaag ee xumaan kama rabto.

    Sanaag oo Nabad lagu wada joogo,waa lama dhaafaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.