Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Suuqii Gaaska Cuntada lagu karsado Ee Berbera oo ka wareegay
    Puntland

    Suuqii Gaaska Cuntada lagu karsado Ee Berbera oo ka wareegay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Suuqa Ganacsi ee ka xirmay Berbera,waxaa ka mid ah Gaaska Cuntada lagu karsado.

    Ganacsatada reer Puntland,waxay Gaaska kasoo iibsan jireen Haamaha Kaydka ee Berbera.

    Maraakiibta Gaaska keenta,ayaa ku shubi jiray Haamaha Kaydka ee Berbera.

    Ganacsatada PL,ayaa haatan Kayd Haamood oo balaaran ka dhistay Dekeda Bosaso,kuwaasoo gabagaba ku dhow kuna kacay $11-Milyan.

    SL halkaas,waxay ku lumisay Dhaqaale baaxad leh oo iskugu jira Canshuur iyo wax iibsasho.

    Wadada LC iyo Burco ee xirantay,ayaa sababtay in Ganacsatada Gaasku xal kale raadsadaan.

    Colaadaha Xuduudaha,waxay naafeeyeen Dhaqaalihii SL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.