Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Swan oo bogaadiyay Dadaalada Nabadeed Ee MW Deni ka hirgeliyay Mudug
    Puntland

    Swan oo bogaadiyay Dadaalada Nabadeed Ee MW Deni ka hirgeliyay Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Swan,ayaa bogaadiyay hindisaha Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor, ee lagu daah-furay Shirweynaha Nabadda ee Galkacyo, si wax looga qabto colaadaha u dhexeeya Beelaha wada dega Gobolka”.

    Fariintaas,waa waxa ugu yar ee laga faa’iday kulankii Labada MW ee Deni iyo Qoor-qoor.

    Wuxuu muujiyay in xalka Somaliya yaalo meel kale oo aan Xamar ahayn.

    Wuxuu soo jiitay kulankaas indhihii Caalamka iyo Somalida,waxuuna Waji gabax ku noqday Xasan Shiikh.

    Mudug iyo Galgaduud Bil ka hor Xasan,wuxuu usoo raray Hub si uu u Hubeeyo Beelo gaar ah,halka Deni ku bixiyay Nabadyanta Beelaha ee Goboladaas Nus Milyan Dolar.

    Tani,waa qayb ka mid ah waxqabadkii MW Deni ee Mudug mudadii yarayd ee uu ku sugnaa.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.