Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Swan oo ujeediyay Golaha amaanka khudbad isu dheelitiran oo xaalka Somaliya ah
    , addresses the Security Council meeting on the situation in Somalia.
    Puntland

    Swan oo ujeediyay Golaha amaanka khudbad isu dheelitiran oo xaalka Somaliya ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2024Updated:June 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan,ayaa Golaha amaanka ee QM siiyay warbixin isu dheelitiran oo xaalka Somaliya ah.

    Somaliya,waxay sii wadeysaa sidii ay u wajihi lahayd arimaha mudnaanta koowaad ee Qaran u ah,oo ay ka mid yihiin….

    1.Geeddi-socodka dib-u-eegista Dastuurka,.
    2.Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Swan,ayaa xusay in Wajiga xiga ee dib u Eegista Dastuurka looga hadli doono,iyadoo la raacayo qaab dhismeedka Fadaraalka arrimo adag oo ay ka mid yihiin…

    1.Awood qeybsiga.
    2.Kheyraadka.

    Swan,ayaa ugu baaqay dhammaan Saamileyda Siyaasadda Somalida in ay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii ay u xallin lahaayeen khilaafaadkooda ayna u raadiyaan heshiis loo dhan yahay.

    Heshiiska is-afgarad ee Itoobiya iyo Somaliland,isagoo ka hadalaya,ayuu Swan cadeeyay in Madax-bannaanida Dhuleed iyo Midnimada Somaliya in ay tahay lama taabtaan.

    Swan,wuxuu ku dhiirigeliyay Somaliya iyo Itoobiya in ay khilaafkooda ku xalliyaan si nabad ah,iyadoo la raacayo Mabaadii’da Madax-bannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee ku cad Axdiga Qaramada Midoobay iyo Sharciga Caalamiga ah.

    Amniga,ayuu sheegay in uu weli uyahay mudnaanta koowaad Dowladda Somaliya,wuxuu ka codsaday dhammaan Saaxibadda Somaliya in ay maalgeliyaan hawlgalka la rajaynayo.

    Qoondada Haweenka,ayuu dul istaagay in la xaqiijiyo iyo sidoo kale xaalada bini’aadantinimo ee Somaliya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.