Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Tababar loo furay Cutubyo cusub oo Ciidanka PMPF ka tirsan
    default
    Puntland

    Tababar loo furay Cutubyo cusub oo Ciidanka PMPF ka tirsan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF  Cabdirabbi Cabdisamad Maxamed oo tababar u furay Cutubyo ka tirsan ciidanka, kuwaas oo loo laylinayo tabaha xeeladaha gaar ka ah ee hawlgallada iyo hogaaminta.

    PMPF,waa Ciidan lagu kalsoonaan Karo oo aad udiyaarsan.

    Sadex Qaybood ayay ka kooban yihiin oo kala ah…..

    1.Bada.
    2.Kumaandooska.
    3.Lugta.

    Ciidankan,waxay kaloo leeyihiin Qaybo la dagaallanka argagixisada ah iyo Sugida Amniga Xarumaha.

    Qalab,tababar iyo Saadba,way ka dhisan yihiin tiro ahaana aad ayay ubadan yihiin.

    Hantida ma guurtada ah ee PL ayay ku jiraan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQNVAdrZR8lzOnpcPiHmjjz80D481tdr_fBXeWtsoW_tSwt_prI5JVW7twOEU1HDqeFnIyp_IxEpev9hODyJ1e35-1.mp4

    ====

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.