Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talaabooyin kale oo ay tahay in la qaado si Amniga PL loo xoojiyo
    Puntland

    Talaabooyin kale oo ay tahay in la qaado si Amniga PL loo xoojiyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’aamada Tuugsiga laga soo saaray oo kale,waa in Wasaaradaha Cadaalada,Caafimaada,Maaliyada iyo Warfaafintu qaadaan kuwaas kuwo la mid ah…

    1.W.Cadaalada,waa in ay la socotaa Akoonada Masaajidyada ee Jimca walba Lacagaha loogu yabooho sida loo isticmaalo iyo cida Maamusha.

    2.Wasaarada Warfaafinta,waa in Shirkadaha Taleefoonada ka dalbataa Xogta Nambarada Ajaanibta.

    3.Wasaarada Caafimaadka,waa in Farmashiyayaasha iyo Isbitaalada aan lagu Daweyn Ajaanib aan haysan Dukuminti Sharciyaysan,isla markaana aan laga iibin Dawo.

    4.Wasaarada Maaliyada,waa in Xawaaladaha ay kusoo rogto Sharciyo dheeriya oo Xakamaynaya Xoriyada badan ee ay haystaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.